Jamaal Ali Husein Waraysi Q-2aad. "Doorashaa soo galnay, Dadbaa inaga dhintay, Maaha maanta in Somaliland ay Ku Mahsquusho Wasiirbaa Inani cayday Waa nasiib daro Waa in Arinkaa si degdeg ah loosiidayaa hadii la doonayo in Umada la isku beer xaadho"
(Hadhwanaagnews) Monday, February 11, 2013
Toronto-(HWN)- Radio hadhwanaag oo Waraysi Layeshay Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Qaran UCID Jamaal Cali Husein Waraysi qaade Ahmednassir Jibril Farah Dhagaysi haboon.
BALIGUJamaal Ali Husein Waraysi Q-2aad. "Doorashaa soo galnay, Dadbaa inaga dhintay, Maaha maanta in Somaliland ay Ku Mahsquusho Wasiirbaa Inani cayday Waa nasiib daro Waa in Arinkaa si degdeg ah loosiidayaa hadii la doonayo in Umada la isku beer xaadho"
 |
 |
|
Jamaal Cali Husein oo ku sugan Studi-yaha Radio hadhwanaag ee Magalada Toronto, waxaana waraysiga layeshay Tifaftire Ahmednassir Jibril farah. | |
Halkan Guji oo ku dhagayso Telefon Mobilkaaga. QEYBTII 2-AD